Hino de Djibuti

exibições 527

Hinjinne u sara kaca
Calankaan haraad iyo
Haydaar u mudateen.

Hir cagaarku qariyayiyo
Habkay samadu tahayoo
Xiddig dhi igleh hoorshoo
Cadaan lagu hadheeyaay.

Maxaa haybad kugu yall.